Wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Maxamed Cilmi ibraahim ayaa ka qeeb galay daah-furka nidaamyada diiwaanka iyo maareynta ilaalinta bulshada.
Wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Maxamed Cilmi ayaa maanta khudbad ka jeedin doona daah-furka […]




