Wasiir Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Caynaanshe Yuusuf Xuseen, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay kulanka wadatashiga ee habka casriga ah ee isku-xirka shaqo-doonka iyo loo shaqeeyaha.
Muqdisho – Wasiir Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Caynaanshe Yuusuf Xuseen, ayaa maanta magaalada […]





