Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Arrimaha Bulshada ee dalka Liibiya, Marwo, Wafaa Al-Kilani inta lagu guda jirey shirweynaha Carabta ee ku saabsan Shaqada Tabarucaadda iyo Taageerada Dadka Naafada ah, kaasoo ka dhacay Magaalada Tripoli, Liibiya.
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa kulan gaar ah la qaatay […]





