Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacada carabta u fadhiya dalka Soomaaliya Amb. Salah Elguneid.
Muqdisho, September,03.2023 Wasiiru dowalaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xil. Yuusuf Maxamed Adan ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay wafdi uu […]





