Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ay hoggaaminayaan Agaasimayaasha Hay’adaha WFP iyo SCC.
Muqdisho –13/08/2023. Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim XFS ayaa maanta si gooni gooni ah ula […]





