Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Mudane Xildhibaan H.E. Yusuf Mohamed Adan ayaa maanta Magaalada Baydhabo ka furay shirka wadatashiga wasaaradaha Shaqada dowlad-goboleedyada dalka iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DFS Ee Mashaariicda Daryeelka Bulshada, kaasi oo socon doono muddo Labo maalmood.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Mudane Xildhibaan H.E. Yusuf Mohamed Adan ayaa maanta Magaalada Baydhabo ka furay shirka wadatashiga […]





