Wasiir ku-xigeenka wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cusmaan Libaax Ibraahim, ayaa magaaladda Muqdishu ku furay kulanka guddiga haggida mashruuca iskaashiga hay’adaha dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay ee tababarka xirfadaha tamarta la cusbooneysiin karo.
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cusmaan Libaax Ibraahim, ayaa magaaladda Muqdishu ku furay […]





