Ministry of labour and social affairs

Mudane Xil. Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa maanta xarunta Wasaaradda kula kulmay Hay’adda Horumarinta Hogaaminta ee Dhaxalreeb.

Wasiirka Shaqada iyo Arrimamaha Bulshada XFS, Mudane Xil. Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa maanta xarunta Wasaaradda kula kulmay Hay’adda Horumarinta Hogaaminta ee Dhaxalreeb. Hay’adda Dhaxalreeb ayaa soo bandhigtay xog ku saabsan tirakoobka Ardayda kasoo qalinjabisay Jaamacadaha laga bilaabo sanadkii 2018 – 2022 iyo qeybaha ay ka qalin jabiyeen, taasoo ujeedkeedu ahaa in laga ogaado ardayda looga baahan yahay qeybaha Wax soosaarka Dalka, kuwaasoo aad ugu yaraa tiro ahaan. Waxaa kulanka kasoo qeybgalay Wasiir Dowlaha, Wasiir Ku Xigeenka, Agaasimaha Guud iyo Agaasimeyaasha Waaxyaha.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

89 − 88 =

Scroll to Top