Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mr. Yusuf Xasan Isaaq,
ayaa si rasmi ah u soo xiray kulan laba maalmood socday oo looga hadlayay Dib u eegista Habsami u socodka Mashruuca SERP ee Somalia (Guulaha la gaaray qeybaha ugu muhiimsan Mashruuc iyo Caqabadaha).
Kulankaas oo ka dhacay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya, waxaan kasoo qeyb galay wakiilo ka kala socday Dawladda Federaalka Soomaaliya,
Dawladaha Xubnaha ka ah Dawladda Federaalka iyo Bankiga Adduunka,


