Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada oo Kormeeray Tiro-Koobka Shaqaalaha aan Joogtada ahayn ee (DFS) oo Ka Soconaya Xarunta Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka Soomaaliyeed.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DFS, Mudane Yuusuf Xasan Isaaq (Yuusuf Wadani) ayaa kormeeray habsami u socodka […]





