Wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa ka qeyb galay daahfurka masharuuca kobcinta maamulka khayraadka dadweynaha ee Soomaaliya oo ka dhacaayay magalada muqdisho.
Wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa Maanta magaalada Muqdishu kaga qeyb […]





