Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa daahfurtay Saladda Wax-soosaarka Bulshada ee Soomaaliya (Productive Social Safety Net Program Design for Somalia).
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa daah furay saladda wax soo saarka bulshada ee […]