Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo Shaqaalaha faray in marxaladda hadda lagu jiro ee Doorasho inaysan saameyn ku yeelan.
Muqdisho, September, 15, 2021 – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif […]