Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayay sanad-guuradii 33-aad ee Midowga Jarmalka oo Muqdisho lagu qabtay
Munaasabad loogu dabbaaldagayay xuska sanad guuradii 33-aad ee ka soo wareegtay Midowga Jarmalka Bari iyo Galbeed oo ay soo qabanqaabisay […]