Xafladda Daahfurka Dhaqangelinta Xeer-Nidaamiyaasha Maamulka Shaqaalaha Rayidka Dowladda.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya, Mudane, Bihi Iman Egeh oo daahfurey Dhaqangalinta Xeer-Nidaamiyaasha Maamulka Shaqaalaha Rayidka Dowladda. […]