Agaasimaha Waaxda Tababarka iyo Xirfadaha ee TVET-ka Maxamed Xasan Maxamed (Xambe) oo daah furay Shirka wadatashiga siyaasadda Qaran ee xirfadaha shaqada iyo farsamada gacanta ee Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah DFS
27/7/2021 Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay Shirka wadatashiga siyaasadda Qaran ee xirfadaha shaqada iyo farsamada gacanta ee […]