Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka JFS, Prof. Salim Alio Ibro, oo ay wehlinayaan Agaasimaha Guud ayaa kulan la yeeshay Hay’adda Caymiska Bulshada ee Turkiga (Sosyal Güvenlik Kurumu – SGK)
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee JFS, Prof. Salim Alio Ibro, ayna wehlinayaan Agaasimaha Guud, Mudane […]





