Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee XFS, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan aqoon-is-weydaarsi ku saabsan hirgelinta iyo isku-dubaridka Barnaamijka Badbaadada Waxsoosaarka Soomaaliya (PSNP)
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (MoLSA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay aqoon-is-weydaarsi ku saabsan hirgelinta iyo […]





