Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee XFS, Prof. Salim Alio Ibrow, ayaa manta Magaalada Muqdisho ku qabatay kulan muhiim ah oo looga hadlaayay isku-dubaridka mashruuca BAXNAANO (BOOST-YOU),
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay kulan muhiim ah oo ku saabsan isku-dubaridka mashruuca […]





