Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Yuusuf Xasan Isaaq oo daah Furay kulan aqoon is-weydaarsi ku saabsan (Country Capacity Assissment Workshop)
Aqoon-is-weydaarsi ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Soomaaliya (MoLSA) ayaa ka furmay Magaalada Muqdisho, kaas oo diiradda […]





