Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka daahfurtay munaasbada xeerka shaqaalaha soomaaliyeed.
Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa 7-da Febraayo, 2026 si rasmi ah u daah-furtay Xeerka Shaqada […]





