Golaha Wasiirrada oo ansixiyay siyaasaddaha Qaran ee Howl-gabka iyo Liil-tirka Shaqaalaha Rayidka ee Dawladda
Muqdisho,11 Feberaayo, 2021 – Shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya ee Khamiista maanta ayaa lagu ansixiyay siyaasaddaha Qaran ee Howl-gabka iyo Liil-tirka Shaqaalaha […]