Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada JFS, Prof. Saalim Caliyow Ibrow iyo Agaasimaha Guud ayaa si wadajir ah oga qeyb galay kulan muhiim ah ee loga hadlayay xaladaha bani’aadannimo ee ka taagan gobollada.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada JFS, Prof. Salim Alio Ibro, ayaa ka qaybgalay kulan muhiim ah oo ka dhacay […]





