Kulan muhiim ah o loga hadlayaay ilaalinta Bulshada oo ka dhacay magaalada Muqdisho aya waxaa ka qeyb galay Wasiirka iyo wasiir ku-xigeynka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.
Waxaa Hotel Jazeera ee magaalada Muqdisho ka qabsoomay Shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada (Social Protection Coordination Meeting) oo ay soo qabanqaabisay […]





