Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee XFS, Mudane Xil. Yusuf Mohamed Adan ayaa xafiiskiisa ku qabilay Guddoomiyaha Golaha Dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yusuf Mohamed oo uu wehliyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda, […]





