Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo hambalyo u diray shaqaalaha soomaaliyeed munaasabadda 1-da May.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xil.Yusuf Maxamed Adan ayaa hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha […]





