Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maalinta berrito ah magaalada Muqdishu ku qaban doonto xuska Munaasabadda 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐝𝐝𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚 (International Labor Day)
Maaalinta shaqaalaha adduunka oo la asteeyey 1-da May ee sannadkii 1889-kii waa maalin caalami ah oo adduunka dhan looga dabaaldago.
Kasoo qaybgalkaagu waa inoo muhiim.