Wasaaradda Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada ee XFS ayaa si rasmi ah manta u daahfurtay wajiga koobaad ee barnaamijka ka jawaabista masiiboyinka (Shock Response Intervention).
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daahfurtay wejiga koowaad ee Barnaamijka Ka […]





