Wasiirka Wasaaradda Shaqadda iyo Arrimaha Bulshada XFS mudane Xil, Yusuf Maxamed Adan oo Kulan Muhiim ah kula qaatay Geneva inta uu ku sugnaa Dhiggiisa dalka Turkiga.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yusuf Maxamed Adan, ayaa maanta magaalada Geneva kulan miro-dhal […]





