Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Hay’adda Istaatistikada Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdishu ku daahfurtay Warbixinta Saboolnimada Ee Qaybaheeda Kala Duwan (Multi-Dimensional Poverty Index – MPI).
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Hay’adda Istaatistikada Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdishu ku daahfurtay Warbixinta […]





