Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Xil. Cismaan Libaax Ibraahim Oo ka qaybgalay munaasabada xuska maalinta caalamiga ah ee taya-dhowrka Shirkada Hope Labs Group.
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Cismaan Libaax Ibraahim ayaa shalay ka qaybgalay munaasabada xuska […]





