Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa furay tababarka shaqo doonka Soomaaliyeed.
Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada oo mudnaan siineysa shaqo abuurka iyo shaqo-siinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ayaa maanta u furtay tababarro lagu […]





