Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane xil. Yuusuf Maxamed Aadan ayaa manta ka qeyb galay akhrinta labaad ee hindise sharciyeedka Xeerka Shaqada Soomaaliya (Somali Labour Code).
Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta meelmariyay akhrinta labaad ee hindise sharciyeedka Xeerka Shaqada Soomaaliya oo ay […]





