Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Caynaanshe Yusuf ayaa kulan miro dhal ah la qaatay Guddiga Arrimaha bulshada ee Golaha Aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Ajandaha Kulanka ayaa ahaa waydiin oraaheedyo ku saabsan Hindise Sharciyeedka Xeerka Shaqada Soomaaliya oo ay xubnaha guddigu ku howlanaayeen sixitaankiisa […]





