Ministry of labour and social affairs

Wasiirka wasaaradda shaqda XFS ayaa magaalada Nairobi kulan kula qaatay madaxda Bangiga Hormarinta Africa ayagoo ka wada hadlay dardargelinta mashruuca SEIP,

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa Nairobi kula kulmay madaxda Bangiga Horumarinta Afrika si ay uga wada hadlaan dardargelinta mashruuca SEIP, oo kor loogu qaadayo tababarrada xirfadaha iyo shaqo abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed. Wasiir Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa uga mahadceliyey Bangiga taageerada joogtada ah ee uu siiyo Soomaaliya, isagoo ballan qaaday inuu xoojin doono wadashaqaynta labada dhinac.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

− 1 = 1

Scroll to Top