WasiirkaWasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay shir heer caalami ah oo loga hadlayay kobcinta dakhliga gudaha.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay […]





