Ministry of labour and social affairs

Somali

Somali

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Arrimaha Bulshada ee dalka Liibiya, Marwo, Wafaa Al-Kilani inta lagu guda jirey shirweynaha Carabta ee ku saabsan Shaqada Tabarucaadda iyo Taageerada Dadka Naafada ah, kaasoo ka dhacay Magaalada Tripoli, Liibiya.

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa kulan gaar ah la qaatay […]

Somali

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cusmaan Libaax Ibraahim, ayaa magaaladda Muqdishu ku furay kulanka guddiga haggida mashruuca iskaashiga hay’adaha dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay ee tababarka xirfadaha tamarta la cusbooneysiin karo.

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cusmaan Libaax Ibraahim, ayaa magaaladda Muqdishu ku furay

Somali

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yusuf Wadani, ayaa maanta khudbad muhiim ah ka jeediyey shir looga hadlaayay la-dagaallanka saboolnimada, kaasoo ka dhacay magaalada New York inta lagu guda jiray Shirweynaha 79-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yusuf Wadani, ayaa maanta khudbad muhiim ah

Somali

π‡πžπ¬π‘π’π’π¬π€πš π–πšππš-π’π‘πšπͺ𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐔 𝐝𝐑𝐚𝐱𝐞𝐞𝐲𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐑𝐚𝐝𝐀𝐚 𝐁𝐚𝐝πͺπšπ›π€πš 𝐒𝐲𝐨 π‚πšπšπŸπ’π¦πšπšππ€πš π†π¨π¨π›πšπ‘πš π’π‘πšπͺ𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐚π₯𝐚π₯𝐀𝐚 π’π¨π¦πšπ₯𝐒𝐚 𝐈𝐲𝐨 𝐌𝐚π₯𝐚𝐲𝐬𝐒𝐚

Machadka badqabka iyo caafimaadka goobaha shaqada ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS (NIOSH Somalia) ayaa heshiis wada shaqayn iyo

Scroll to Top