Kulanka todobaadlaha ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo lagu ansixiyay Siyaasadda Qaran ee Badqabka iyo Caafimaadka Goobaha Shaqada.
Kulanka todobaadlaha ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si aqlabiyad ah loogu ansixiyay Siyaasadda Qaran ee Badqabka […]





