Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa baydhabo ku daahfuray tabbabar ku saabsan Ilaalinta bulshada iyo ka hortagga dhibaatooyinka.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim oo uu wehliyo Wasiirka Shaqada iyo […]





