Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Yusuf Maxamed Aadan ayaa ka qeybgaley shirka Wasiirada Shaqada ee Wadamada ku bahoobay Saaxil iyo Saxaraha oo ka furmay caasimadda Dalka Libya ee Tripoli
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Yusuf Maxamed Aadan ayaa maanta ka qeybgaley shirka Wasiirada Shaqada […]





