Somali
Madaxweyne Farmaajo oo Daah-furay Barnaamijka Baxnaano ee lagu taakuleynayo qoysaska danyarta ah
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad maanta ka dhacday xarunta madaxtooyadda Soomaaliya ku daahfuray Barnaamijka
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo bayaan ka soo saaray saameynta dhaqaale-bulsho iyo xiriirka Shaqada ee Fayruska Covid19
Muqdisho, Maarso, 30, 2020 – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Sadiq Xirsi Warfa ayaa
Munaasabad looga mahadcelinayo ka qeybqaatayaashii dib u dhiska Wasaaradda oo maanta ka qabsoontay xarunta Wasaaradda
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa u mahadcelisay dhammaan dhinacyadii ka qeybqaatay dib u dhiska xarunta Wasaaradda
Farrinta Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada , Xildh. Sadiq Warfa maalinta caalamiga ah ee Haweenka 8 Maarso, 2020
Muqdisho, Maarso, 08, 2020 – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Sadik Xirsi Warfa ayaa hambalyo u
Wasiir Sadiq Warfa: Waxbarashada xirfadaha waa waddada aan ku dhimeyno shaqo la’aanta
Muqdisho, Maarso,04,2020 – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ,Mudane Xildhibaan Sadiq Xirsi Warfa ayaa qaabiley Mudane Marius