Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa taageeray ganacsatada shaqo abuurka u sameeyay dhalinyarada Soomaaliyeed.
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Cismaan Libaax Ibraahim ayaa ka qeyb galay Bandhiga Coffeega ee magaalada […]