Wasiirrada Shaqada, Howlaha Guud iyo Maareeyaha Wakaaladda Hormarinta dhismaha oo kormeeray goobaha uu ka socdo Barnaamijka Is-xilqaan
Muqdisho, Janaayo, 16 2020 – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax, Wasiirka Howlaha Guud,dib […]