Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali, ayaa maanta ka qayb gashay munaasabada xuska Maalinta Shaqaalaha Adduunka 2026.
Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali, ayaa […]





