Ministry of labour and social affairs

Wareegtada Diiwaangelinta Goobaha Shaqadda iyo Shaqaalaha Dalka

Dhammaan loo shaqeeye-yaasha ka howgala dalka waxaa la farayaa in ay ka diiwaan geliyaan goobahooda shaqadda iyo Shaqaalaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, ayagoo la wadaagaya: Magaca, Cinwaanka, Nooca shaqadooda, xogta shaqalaha iyo Heshiiskooda shaqo ee waafaqsan sharciga shaqadda ee dalka. Wasaaraddu waxay sameyn doontaa kormeero lagu xaqiijinaayo xaaladaha badqabka caafimadka goobaha shaqadda iyo shaqalaha Marka goobtaada shaqada la diiwaan geliyo oo ay buuxiso dhammaan shuruudaha badqabka iyo caafimaadka ee loo baahan yahay, waxay Mutaysan doonta Shahaadada Diiwaangelinta Badqabka iyo Caafimaadka Goobaha Shaqada ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada. F.G: Waxa ay diiwaan galinta bilaabanaysaa 15/02/2025, Si loola socdo dhaq-dhaqaaqa Shaqaalaha iyo badqabka goobaha shaqada loona yareeyo khataraha ka dhasha Goobaha shaqada.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

5 × = 40

Scroll to Top