Ministry of labour and social affairs

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo is beddel ku sameeyay Qaabdhismeedka Wasaaradda

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiq Xirsi Warfa ayaa dib-u-habeyn ku sameeyay qaabdhismeedka waaxaha wasaaradda.

Is beddelka ayaa ujeeddadiisu tahay in Wasaaraddu yeelato waaxyo ka turjumaya waajibaadka , si la isku waafajiyo qaabdhismeedka iyo shaqada wasaaradda taas oo suurto galin karta hufnaanta iyo habsami u socodka shaqada, sida ku caad wareegto uu soo saaray wasiirka wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.

Dib-u-habeyn ayaa lagu soo koobay waaxyaha wasaaradda lix waaxood, halkii ay horey u ahaayeen 11 waaxood.

Shaxda hoose ka eeg waaxyabaha cusub ee wasaaraddu lagu soo koobay;

Scroll to Top