Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa furay shirka guddiga farsamada ee maamulka socdaalka Shaqada ee wadamada Geeska Afrika .
Muqdisho 11/01/2023 Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa bogaadiyay ka soo qeyb galayaasha shirka guddiga farsamada […]