Shirka Golaha Wasiirrada XFS oo uu shir guddoominaayay Raโiisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa ansixiyay Siyaasada Socdaalka shaqada soomaaliyeed (Labor Migration Policy).
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu shir guddoominaayay Raโiisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta meel-mariyay Siyaasadda Qaran ee […]





