Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane H.E. Yusuf Mohamed Adan, ayaa maanta daahfuray shirka madasha xiriirinta howlaha farsamada gacanta, xirfadaha shaqada, iyo shaqo-abuurka.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane H.E. Yusuf Mohamed Adan, ayaa maanta si rasmi ah u […]





