Wasiirka Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Salim Caliyow Ibrow, ayaa si rasmi ah u furay Daahfurka Xeerka Shaqada Soomaaliyeed (Lr.36, 2024), munaasabad ballaaran oo ka dhacday Hotel Afrik – Muqdisho.
Daahfurka Xeerka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Xildhibaano iyo Wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, mas’uuliyiin ka socday Dowlad-goboleedyada, […]





